
Ugu horeyn waa maxay adsense
Adsense waa shirkad ay leedahay google waxaana la aasaasay 2003 shirkadan waxaa jirta shirkad kale oo qasab tahay inaad fahanto oo ladhaho google ads waa 2 shirkadood oo kala duwan balse google ay wada leedahay shirkada loo yaqaano google ads waxee qabataa xayeysiimo online ah in ganacstada badeecadooda qaab online ahaan loo iibgeeyo
shirkadda ladhaho google adsense xayeysimihii google ads lasoo gashtay ayee waxee kuu suuragalineysaa in websitekaaga laga soo muujiyo oo xayeysinta ay websitekaaga kasoo muuqato hadaba waxaa sidaas kusoo baxay oo imaanaya google adsense oo ku fududeeneysa in shirkadahas xayeysiimaha sameesanaya ay websitekaaga kasoo muuqdaan. waa qaabka ay lacagta kugu siin doonaan adsesne
Google adsense waxay leedahay sharciyo iska fudud oo dhaqsi laguugu soo aqbali karro sharciyada waxaa kamid ah In websitekaaga aadan soo gelinin waxyaabo kahadlaya sida
Hacking-ka, dilka , kufsiga iyo waxyaabaha argagaxa leh waxyaabahas oo idil waa ay kaa fiirineysaa markaad rabto in google adsense ay kusoo aqbasho sidoo kale google adsense waxay leedahay wax loo yaqaano crawlers ama bots kuwaas oo sifudud usahlaya inee siiyaan xogta websitekaaga oo waqtiga lasameeyay qoraalada kujira iyo waxwalba ay ubaahnan lahayen sifudud ayee ku ogaan karaan hadaba waxaa loo baahanyahay in websitekaaga aad kadhigto mid soo jiidasho iyo
Leave a Reply